Carruur korsiimo aan rabshada lahayn

Heshiiska QM ee Xuquuqda Ilmahu wuxuu dhigayaa in dhammaan carruurtu ay xaq u leeyihiin guri ammaan ah.

Dagaalka Jidhdilka

Xiriir kasta oo jidhka lala sameeyo kaas oo xanuun leh ama hakiya dhaqdhaqaaq.

Dagaalka Maskaxda

Ereyada, luqadda jirka ama isticmaalka codka si loogu dhibo, loogu hanjabo ama loogu xakameeyo qof kale.

Dagaalka aan tooska aheyn

Rabshadaha ka dhanka ah dadka, carruurta ama dadka waaweyn ee ku dhowdhow ilmaha.

Daqaalka iyo xadgudubka galmada

Dhammaan noocyada falalka galmoodka ah sida in lagu cadaadiyo, la qasabo ama loogu hanjabo inuu qofku sameeyo wax ku lid ah rabitaankiisa.

Natiijada ka timaada dagaalka

In la soo maroo rabshado ayaa waxay keeni kartaa dhibaatooyin jidhka iyo maskaxda ah iyo xanuun dareenka/maskaxda;waxyeeladu waxay noqon kartaa mid muddo dheer waarta.

Korintailmaha

Carruurtu waxay sida ugu fiican wax ugu bartaan iyagoo la ammaanaayo oo la dhiirigelinaayo, taasina waxay dhiiri gelin kartaa wadashaqeynta qoyska.

Sida caawimo loo helo:

Miyaad u baahan tahay qof kula hadla mise waxaad rabtaa macluumaad ku saabsan sida loo helo caawimo?